Deni oo dhagax dhigay Mashruuca dib u dhiska jidka Garowe & Boosaaso (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta dhagax higay Mashruuca Dayactirka Wadada isku xirta Garoowe-Boosaaso iyo Wadada Isku xirta Garoowe iyo Laascaanood oo ay waxyeelo kasoo gaartay Roobabkii dhowaan ka da’ay Puntland. Dayactirka Wadada Garoowe-Boosaaso iyo Garoowe-Laascaanood oo Madaxweynuhu ballan qaaday in Dowladdu ka shaqeynayso sidii dhakhso wax looga qaban lahaa, ayaa wakhtigii loo qorsheeyay … Continue reading Deni oo dhagax dhigay Mashruuca dib u dhiska jidka Garowe & Boosaaso (Sawirro)